Hargeysa(ARABSIYOWEB) Ciidamada Amaanka ayaa goordhoweyd Xasbiga Utaxaabay Muj. Ooto Biixi sida ay noo xaqiijiyeen dad goob joog ah Ciidamo Police ah ayaa Mujaahidka ka qabtay badhtamaha Suuqa waxana loo taxaabay Saldhiga dhexe ee Hargeysa oo uu ilaa hadda ku xidhan yahay.
Muj. Ooto biixi ayaa kamid ahaa naftood hurayaashi SNM Ee dalka usoo halgamay waxan uu kamid yahay dadka siyaasad ahaan Dhaliila xukumadda talada haysa, Waxana uu Ooto Mabda’ ahaan taageeraa Xisbi Mucaaridka WADDANI.
Somalilandtomorrow.Com/Hargeysa