Sida warbaahinta qaarkood lagu baahiyay waxa dhawaaan
madaxwayne kuxigeenka wadanka Kiiniya ku tiraabay kuna balan qaaaday
in Somaliland lagayn doono qaadka Miirooga
si bedel loogu helo suuqyadii Yurub ee markii hore loo waaridi jiray
oodhawaan la joojiyay
si bedel loogu helo suuqyadii Yurub ee markii hore loo waaridi jiray
oodhawaan la joojiyay
Isaga oo waqtigaas booqqasho ku tagay beeraha uu kasoo go.o qaadka miiroogi…
Hadaba waxa ayaan daro ah iyadoo aynu ognahay aafada uu kuhayo
wadankeena yar uu curdinka ah xag dhaqaale iyo xag bulsho ba qaadka
kasoo gala wadankeena wadanka aynu jaarka nahay ee ethiopia
Inaan hadana aanay wax jawaab ah ka bixin ilaa iminka wax masuul ah oo dawlada somaliland ka tirsani
Hadaba waxaan halkan baaq ugu jeedinayaa xukuumada somaliland iyo shacabkeedaba
In arinkan lagaga hortago gacan iyo afba si aanay u suurtoobin in qaadkan miiroogi soo galo wadankeena
Meel kaste oo kamid ah Somaliland …
Waayo haday taasi suurto gasho oo ashkhaas gaari iskju dayaan inay u fasaxaan soona galiyaan
qaadka miirooga … waxa dhici doonta burbur iyo halaag aynaan dib ugasoo waaqan doonin
qaadka miirooga … waxa dhici doonta burbur iyo halaag aynaan dib ugasoo waaqan doonin
Waxa waajiba in meel walba laga hadlo lana canbaareeyo hadalkaa madaxwayne kuxigeenka Kiiniya
warbaahinta kaga dhawaaqay,,,,,
hadiise laga aamuso waxay ka dhigantahay inaynu raali ka nahay ,,,
waxaanay ku dhiiri galin doontaaa sidaa uu sheegay in xeelad kaste ha usoo mareee uu soogalin doono …
warbaahinta kaga dhawaaqay,,,,,
hadiise laga aamuso waxay ka dhigantahay inaynu raali ka nahay ,,,
waxaanay ku dhiiri galin doontaaa sidaa uu sheegay in xeelad kaste ha usoo mareee uu soogalin doono …
Walaahu waliyu tawfiiq
Waa Qalinkiii
Qoraa… Ahmed- Lababaale
Xahmednuur@hotmail.com