WASIIRKA BIYAHA IYO MAAMULKA HEERGOBOL IYO HEER DAGMO OO SIWADA GJIRA UDHAGAX DHIGAY BIYO GALINTA DAGMADA ARABSIYOOD




Wasiika Wasaarada Biyaha iyo Khayraadka Jsoomaaliland,oo uu Weheliyo Agaasimaha guud ee wasaarada,Iyo Maamulka heer Gobol iyo heer Dagmo,ayaa Maanta Siwada Jira U dhagax dhigay Biya Galin Loo samaynayo Magaalada Arabsiyo,Biyo galintan oo noqonaysa Tii ugu horaysay ee uu kasoo Qayb galo wasiir kasocda wasaarada biyaha iyo khayraadka ee Jsoomaaliland,Munaasibadan lagu Dhagax dhigayay Biya galinta ay yeelanayso dagmada arasiyod ayaa ka Dhacday Goobta uu ka Qodan yahay Ceelka Ay cabi doonta Magaalada Arabsiyood oo u jira 5km,Waxaana ugu horayn halkaa ka hadlay Maayerka dagmada arabsiyo C/laahi cabdi faarax,Waxaan ka mida hadaladiisii,maanta waxaynu halkan u taaganahay Sidaynu udhagax dhigi lahayn Biyo Galintii ugu Horaysay ee ay yeelato dagmadan arabsiyood taasoo ay noo Sharaf tahay in uu Nala Joogo wasiirkii Biyuhu aadbaanu kuuguSoo dhawaynaynaa inaad noo dhagax dhigto,Waxa kaloo Halkaa ka hadlay Madaxa Shirkadii qaadatay biyo galinta dagmada,waxaana kamida ahaa hadaladiisii waxaana Maata halkan ka Cadaynaynaa ka Shirkad ahaan inaanu Bilaabayno,anagoo ilaahayna la kaashanayna kuna dadaalayna Sidii aanu wakhti Kooban udhamays tiri lahayn anagoo wakhtigana dhawrayna,waxa kaloo halkaa ka hadlay Xubin ku hadlaysay Afka Bulshada Reer Arabsiyood,ENG C/raxmaan cali danfe,waxaana kamid ahaa hadaladiisii aadbaan usoo dhawaynaynaa hadaanu nahay Bulshada ku dhaqan dagmada arabsiyood,runtii waanu u mahad Celinaynaa Hayadii noo Fulisay ceelkan ee ISlamic Releaf,iyo Xukuumada Soomaaliland ee Arabsiyo Ugaratay,Wuxuunbaanu Codsanaynaa in hadii ay Suurta Gal Noqoto Sidii loo gaadh siin lahaa Magaalada oo dhan naloogu dadaalo,intaa kadib gudoomiye ku xigeenka Gobolka gabilay Cali cabdi cali case,waxaaana ka mid ahaa hadaladiisii Maanta waxaynu joognaa Magaaladii arabsiyo oo loo tiriyo magaalooyinka ugu Biyaha Badan Wadanka,laakiin aan wali Nasiib uhelin inay hesho biyo Kuwada filan laakiin ay Xukuumadan uu hogaaminayo Mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo,ay ku dhiiratay inay usamayso biyo galin,maantana aynu Dhagax dhigayno iyadoo uu inala joogo wasiirkii biyha iyo khayraadku M baashe cali,intaa kadibna waxa uu kusoo dhaweeyay wasiirkii biyaha iyo nkhayraadka,waxaana kamid ahaa hadaladiisii aadbaan ugu faraxsanahay inaan maanta Dhagax dhigayo dagmadii arabsiyo,Runtii Wuxuu ku yimid dadaal ay Xukuumadu ay gashay iyadoo ay tahay Siyaasadii Mudane Axmad maxamed maxamuud ee ahayd in Biyo loo wada raadiyo Gobol wal iyo dagmo walba oo kamida dalkeena,Taasuunbay kamid tahay tan aynu maanta joognaana,waxaan aad ugu hambalyaynayaa hayadii hawshan fulisay,iyo masuuliyiintii utaagnaa Sidii hawshani udhamays tirmilahayd



wariye 
muuse xuseen xasan

Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post