KOOBKA HORYAALKA WAAYEEL AYAA CAAWA KA BILAABMAY DEGMADA ARABSIYO





Koobka hoeyaalka Waayeel ayaa Caawa ka Bilaabmay Garoon,Gaar loo leeyahay oo ku yaala xaafad ka mida xaafadaha Magaalada Arabsiyo,Koobkan oo ka qayb galayaan 6 kooxood oo ah X Arabsiyo ama dhalintii hore ee ku caan ka ahayd kubada Cagta,koobkan ayaa Noqonaya koobkii ugu horeeyay ee Noociisoo kale ee lagu qabto Dagmada arabsiyood,Waxaana Soo qaban qaabiyay C/qaadir Faarax Ismaaciil Iyo C/salaan Sulub oo kamida Ciyaar yahanadii Hore ee dagmada Arabsiyo kuwoogii ugu Firfircoonaa,Koobkan ka bilaabmay magaalada Arabsiyood ayaanay ka qayb qaadan Maamulkii ka jiray dagmada iyo wasaaradii Ciyaaraha oo ka Gaabisay hawlihii Ciyaaraha ee dagmada Arabsiyo oo aanay wali Firin xafiiskii Sports ee dagmada.Iskusoo Wada duuboo koobkan ayaa soo jiitay indhaha Dadwaynaha ku dhaqan magaalada Arabsiyood

Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post