Munaasibad Siheersare loo soo agaasimay oo uu Soo qaban qaabiyay Ururka Wada Jir ayna Maalgalisay Hayada Wadaniga ah eeHiRDA ayaa ku qabsoomtay Xarunta Ururka Wadajir ee Arabsiyo,waxaana kasoo qaybgalay Gudoomiyaha Gobolka Gabilay Mustafe Cabdi ciise ,Maayirka Dagmada Arabsiyo,Xildhibaano,Isku duwaha beeraha ee Gobolka Gabilay,gudoomiyaha Waxbarashada ee Dagmada Arabsiyo,Kormeerka Dagmada Arabsiyood,Madaxa Hayada Hirda,iyo haweenka dagmada Arabsiyood.ayaa aaynaugu horayn halkaa ka hadlay oo ka waramay Manaaxilka uu Soomaray URuka Wada jir iyo waxqabadkiisa Saynab Axmad oo ah Masuuliyiinta ugu saraysa ururka wadajir waxaanay ka warbixisay Manaaxilkii uu Soomaray Ururku iyo waxyaabaha uqabsoomay,waxaana kamid ahaa hadalkeedii Ururkan wadajir oo aanu Aasaasnay Sanadii 20012,ayaa wuxuu
waxka qabtaa Arimaha Beeralayda Dagmada Arabsiyood,iyo waliba xaga ganacsiga oo hadaan wax ka xuso waxyaabaha noo qabsoomay Laba kaabadood oo sundam ah oo aanla fulinay hayda maado oo ay kharashkana soo bixisay Faaro,Waxakalo oo halkaa ka hadashay Gudoomiyaha Ururka Now ee arabsiyo Fardawsa Muxumed oo iftiimisay in haweenka looga baahan yahay Sidii ay hore ugu siisocon lahaayeen,dhamaana Salaan hawada umarisay Haweenka Islaamka ,gaar ahaan haweenak Soomaaliland,waxa kala oo halkaa ka hadasahay Xildhibaan CibaadoMaax oo ku guubaabisay haweenka inay isdoortaan oo ay ka qaybqaataan Siyaasada sibay tidhi ay hormood unoqdaan Haweenku,waxakaloo iyaduna ka hadashay Xildhibaan Nimco Axmed cabdi oo ah Xildhibaanad lagasoo doortay Dagmada Arabsiyood ahna xildhibaan aad ufirfircoon,ayaa wax ka mida hadaladeedii Inay aad ugu faraxsantahay inay kasoo qaybgasho Maantoo kale xaflad Noocana sheegtayna inay umahad celinayso cidii Soo qaban qaabisay,waxa kaloo ay sheegtay xildhibaan Nimco in Sababta aynu maanta halkan ujoognaa dhamaanteen ay tahay inaynu is dareen siino dhibka ay haweenka uleedahay caadadan xumi iyo Sidii aynu usuulin lahayn.taasoo ay inagaga filantahay dhibka uu ukeeni karo hablaheena yaryar,Waxakaloo halkaa kahadlay Maayirka Dagmada Arabsiyo C/laahi Cabdi Faarax,waxaana kamid ah hadalkiisii Maanta runtii waan kawada Dharagsanahay in ay haweenku bulshada Lafdhabar u yihiin inagoo laynoogu Cadeeyay Quraankeena kariimka ah,Iskusoo wada duuboo Munaasibadan ayaa waxay ahayd mid dhamaanteed ku taxa luuqday Haweenkeeka iyo sidii ay uga muuqan lahaayeen ama ay waxmuuqda ugu lahaan lahaayeen masabka dalka iyo
in dhamaanba laga tago Caadooyinka laga dhaxlay awoowyaasheen kuwaasoo dhibku ah haweenka waxaana Soo afmeeray Gudoomiyaha Gobolka gabilay Mustafe Cabdi ciise ,Waxaana ka mid ahaa hadaladiisii inuu aad ugu faraxsan yahay runtii uu aadna ugu mahadnaqayo Ururka wadajir ee inoosoo qaban qaabiyay Munaasibadan iyo Ururka Hirda ee maal galiayayba,waxa kale oo uu sheegay Gudoomiyuhu iyadoo lagu jiro Maalmihii haweenka inay Noqotay Dagmada Arabsiyood Meesha kaliya een kala qayb galay munaasibadan oo kale,aad ayaan ugu faraxsanahay talabaad ee uu waxkataabatayna waxay ahayd caadadan xun oo uu ku riixay Haween kana dhawaajiyay cida kaliaya ee maanta ay Gacantooda kusii hadhay inay haweenka tahaywaxka qabtaa Arimaha Beeralayda Dagmada Arabsiyood,iyo waliba xaga ganacsiga oo hadaan wax ka xuso waxyaabaha noo qabsoomay Laba kaabadood oo sundam ah oo aanla fulinay hayda maado oo ay kharashkana soo bixisay Faaro,Waxakalo oo halkaa ka hadashay Gudoomiyaha Ururka Now ee arabsiyo Fardawsa Muxumed oo iftiimisay in haweenka looga baahan yahay Sidii ay hore ugu siisocon lahaayeen,dhamaana Salaan hawada umarisay Haweenka Islaamka ,gaar ahaan haweenak Soomaaliland,waxa kala oo halkaa ka hadasahay Xildhibaan CibaadoMaax oo ku guubaabisay haweenka inay isdoortaan oo ay ka qaybqaataan Siyaasada sibay tidhi ay hormood unoqdaan Haweenku,waxakaloo iyaduna ka hadashay Xildhibaan Nimco Axmed cabdi oo ah Xildhibaanad lagasoo doortay Dagmada Arabsiyood ahna xildhibaan aad ufirfircoon,ayaa wax ka mida hadaladeedii Inay aad ugu faraxsantahay inay kasoo qaybgasho Maantoo kale xaflad Noocana sheegtayna inay umahad celinayso cidii Soo qaban qaabisay,waxa kaloo ay sheegtay xildhibaan Nimco in Sababta aynu maanta halkan ujoognaa dhamaanteen ay tahay inaynu is dareen siino dhibka ay haweenka uleedahay caadadan xumi iyo Sidii aynu usuulin lahayn.taasoo ay inagaga filantahay dhibka uu ukeeni karo hablaheena yaryar,Waxakaloo halkaa kahadlay Maayirka Dagmada Arabsiyo C/laahi Cabdi Faarax,waxaana kamid ah hadalkiisii Maanta runtii waan kawada Dharagsanahay in ay haweenku bulshada Lafdhabar u yihiin inagoo laynoogu Cadeeyay Quraankeena kariimka ah,Iskusoo wada duuboo Munaasibadan ayaa waxay ahayd mid dhamaanteed ku taxa luuqday Haweenkeeka iyo sidii ay uga muuqan lahaayeen ama ay waxmuuqda ugu lahaan lahaayeen masabka dalka iyo
Muuse Xuseen Xasan