DAYACA KA MUUQDA DAGMADA ARABSIYO,IYO KU MASHQUULKA FACEBOOKGA EE MASUULIYiiNtA


















Dagmada Arabsiyo ee ka tirsan Gobolka Gabilay,ayaa ka Aradan Arimaha bulshada,Sida Cisbitaal Guud,iyo Arimaha Aasaasiga ah,dhanka kale waxa ay Caan ku noqotay Magaalada Arabsiyo waxqabad la'aan baahsan oo ka haysata Xaga maamulka,iyadoo aanay kuba tala galin inay wax uqabtaan umada ay Xilka uhayaan.dhanka kale Magaalada Arabsiyo ayaa Waxa ku yaal inka badan 5000 oo guri oo Cashuur laga qaado,waxloogu qabtaana ayna jirin,iyo 2000 oo sees oo iyagana Cashuur laga qaado oo aan waxba loogu qaban,waxa iswaydiinle Maxay ku qabtaan Cashuurta intaa leeg ee Soo gasha taasoo aan lasamayn Xisaab celin.Dadwaynaha ku dhaqan Magaalada arabsiyo ayaa walaac badan ka muujiyay wax qabad la aanta ka haysata maamulka ka jira magaalada oo aan waxba kusoo kordhin mudadii ay jireen,taasoo aad ka daeemayso wado,la'aan adigoo wado kaliya oo hagaagsan oo aad marto aanay jirin.waxayaabaha kale ee aad layaabayso waxa kamida Xarunta dawlada hoose oo aan Shaqaynin iyadoo inta badan Xidhan,Xukuumada Soomaaliland ayaan haba yaraatee kawar haynin Dhibaatada ka jirta Dagmada arabsiyo,Iskusoo wada Duuboo maamul Xumadan ka jirta Dagmada arabsiyo ayaa hadii waxlaga qaban waayoKu dambaynaysaa inay meesha kasaarto kala dambayntii maamul iyadoo imikaba aan lakaa Ama qaadan,oo ninwalba uu Siduu doono yeelo

Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post