Daawo:Maka bixin laheyd 214 Dollar hal Sandwich?+Sawirro




New-york-(Qaran-news)-Makhaayad ku taal magaalada New York ee dalka Mareykank ayaa u gaar  ah in laga helo Cheese Sandwich {Roodhi iyo Farmaajo} lagu macaaneeyay waxyaabo kale oo u eeg waxyaabaha dumarka indhaha marsadaan ee birqa, waxaana roodhidaa halkii xabo lagu iibiyaa 214 Dollar oo uu la socdo cabitaan khudaar ka sameysan.
Ninka farsameeya Cheese Sandwich-ka oo la yidhaahdo Joe Calderone ayaa buugga lagu qoro dhacdooyinka caalamka iyo la yaabka ee Guinness World Record ku galay karinta mucjisada leh ee roodhidaa.



Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post