
HARGEISA(Arabsiyowar);Wasiirka madaxtooyada somaliland xirsi xaaji cali ayaa si ka baxsan anshaxa madaxda iyo dhaqanka masuuliyiinta wuxuu hadalo iskugu jira cay iyo bahdil ku weraray bulshada reer gabiley xili uu ka hadlayay furintaankii wadada DAWGA CAD isagoo ku tilmaamay
in ay yihiin dad OROMA AH islmarkaana aan ka mahad niqin wixii loo qabtay jidka wajaalena ayna waxba ku darsan dadka deegaankaasi