TALLOOYIN KAA CAAWINAYA INAAD SUBAXDA TOOSTO ADIGA OO FIRFIRCOON HURDADA AAD HESHAYNA QAWADAYN

Sodonka daqiiqo ee ka horeeya marka aad seexanayso waxa aad ka dhigtaa daqiiqado dagan oo aan buuq, daawasho, shaqo iwm aan lahayn.


  • qolka aad seexanayso ha noqdo mid aad nalka ka damisay
  • ku dadal inaad hore u cashayso
  • Biyuhu caafimaadka waa u fiican yihiin laakin ma fiicn qofku marka uu  hurdo isku diyaarinayo inuu cabitaan badan cabo.
  • xili hore seexo waayo caafimaadkaaga ayay u fiican tahay
  • halka aad seexanayso ha u dhawayn  telefonka gacantaada
arabsiyowar.blogspot.com
source GEESKA

Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post