ISKAASHATADA BEER ROOBAADKA TAWAKAL AYAA MAANTA KULAN KU YEELATAY XAFIISKOODA DAGMADA ARAbSIYOOD





Arabsiyo(arabsiyowar) Iskaashatada beeralayda Tawakal Arabsiyo ayaa Maanta Kulan ku yeelatay Xafiiskooda Dagmada Arabsiyo,kulankaasoo ay kaga Arinsanayeen Qorshayaal Horumarineed oo ay ku hormariyaan Deegaankay ka hawl galaan iyagoo dhawaanahanba kunoqnoqonayay ama kawaday,dadaalo ay  biyaha,kaga qabanaeen Deegaano hoosyimaada Dagmada Arabsiyo oo uu fara baas ku hayo Daadka kasoo
rogmabnaya iyagoo qayladhaan udiray Xukuumada iyo Shicib Sidii waxlooga qaban lahaa biyahaas oo meesha kasaaray Dhulbeereedo,hadaba Iskaashatadan oo la odhan karo waxay muujisay dadaal intii ay jirtay oo ku Siman Mudo Sadex sano ku dhaw iyagoo samaystay Qorshe ay isku Caawin karaan,waxna kuwada qabsadaan taasoo la odhan karo waa lagaga Maarmi karaa Gacme shisheeye,Kulankan ay maanta yeesheen Iskaashatada Tawakal Arabsiyo ayaa Waxa ugu Muhiimsanaa Sidii loo badbaadin lahaa Saraca iyo Dhulbeereedkan biyuhu baabiinayaan.Guntii iyo Gabagabadii waxay isla qaateen in ay qorshaysteen Sidii ay biyo Xidheeno Iskaa wax uqabsa ah ugaga hortagi lahaayeen,taasoo ay isla qaateen,iyagoo ka Codsaday Wasaarada Deegaanka oo aan habayaraatee kaba hawl galin Deegaankan,inayKala qayb qaadato,ugalana hawl gali lahayd,


Wariye Muuse Xuseen xasan Arabsiyo office




Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post