Shaqaalaha ka haw gala Dagmada arabsiyo ayaan qaadan Mushaadii ay xaqa ulahaayeen,Mudo gaadhaysa 5bilood Siduu Noo xaqaajiyay Mid ka mida Shaqaalaha oo magaciisa uqariyay sabab Khusaysa Shaqadiisa,Kuna tilmaamay in marka Bil ay Helaanba ayna dib uqaaday mudo gaadhaysa 6bilood,hadaba waxa iswaydiinle,maxaa loo Isticmaalaa,Mushaaradii Shaqaalaha,kol hadaanay Arkaynba Shaqaaluhu waxMushaara ah,waxyaabaha Hoos udhaca ku ah dagmada Arabsiyood kala jeclaysi ka muuqda shaqaalaha,kuwaasoo ay Masuuliyiintu kula kacaan shaqaalaha iyadoo Sobobtu tahay In la cadaadiyo Shaqaalaha wax fahmaya ee Soosaari lahaa Dakhliga dagmada lagana jecel yahay kuwa waxlagu qarsan karo.Halkee ayay kaga qoran tahay dagmada Wakiilnimadu,waa waxyaabaha ay iswaydiiyaan Reer Arabsiyood,waxaad arkaysaa xafiiska Wakiilka dawlada hoose,ood Moodo inlaga xukumaba Magaalada iyadoo ah xarunta uu ku Lumo dakhliga ugu badani,Waxa jira kaantaroolka oo kolba lagu qoro Ninka laysleeyahay Waxbaa lagu qarsan karaa,iyadoo aanad arkayn masuul intuu habeen joogo kaantaroolka ukuur galaya cashuurta uga Soo hoyata,Gaadiidka Gudrada qaada ee mara kaantaroolka oo aan wax juwana laga qaadin iyadoo Sibadheedha jeebka loogu shubto waana ayaan darada haysata Dagmada arabsiyood ee uu maamulku wato,waxayaabaha aad arakayso maamulka ka jira arabsiyo oo uu ku Dulman yahay Gudoomiye ku xigeenka Dagmada oo kamida Fulinta ayaan haba yaraatee aan lagala tashan hawlaha kajira iyo waxyaabaha la qarsanayo,isagoo kamida Shaqaalaha Dulman,maxaynu Shaqeele kii lala magacaabaybuu hadh ujeexi waayay Isagoo isku haysta in kaligii loo doortay Dagmada Arabsiyo,Taasoo ka hor imanaysa Xeerka Dagmada,Suaal ay Dadwaynaha Reer Arabsiyood Isw3aydiinayaan ayaa ah,Waa maxay sababta uu Wakiil uga awood batay Gudoomiye ku xigeenkii Dagmada ee aanu uga amar qaadan Isagoo kamida Fulinta Dagmada taasoo Xaaraan ka dhigaysa dagmanimada lasiiyay Arabsiyo,Dhanka kale hadaynu Milicsano maamulkan ka Aradan kaabayaasha Bulshada oo dhani majirto Cid uu Xidhiidh laleeyahay,Isagoo aan 5litir oo Shidaala kabixin Caruurta Sportska oo ay ujawaabaan Maxaanu haynaa halka Dagmada wajaale ee gobolka Gabilay ay marwalba la garab taagan yihiin Sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen Dhalinta Kubada cagta.
Wariye muuse xuseen xasan