 Wasaarada Maaliyada Soomaaliland ayaan Xal,lataaban karo ka keenin Xiisada ka Taagan Lawyacado ee Xaga isku Socodka oo ay khaatiyaan kataagan yihiin Muwaadiniinta Reer Soomaalailand ee ukala gooshta Dalka Djibuuti  ee aynu jaarka nahay,taasoo ay Wasaarada Maaliyada Soomaaliland ay Sifo aan Sharciga waafaqsanayn,ula dhaqanto Muwaadiniinta,hadaba Lawyacado ayaa ka tirsan gobolka salal iyadoo aan lacagtaa  madaxku cashuurkee laga qaadayo Muwaadiniinta aan waxba loogu qaban bulshada ku dhaqan lawyacado oo aan lahayn Cisbitaal dawliya iyo Mch toona,Dadwaynaha ku dhaqan lawyacado ayaa Noloshoodu ku Xidhan tahay isku Socodka bulshada ukala Gooshta Soomaaliland iyo Djibuti.taasoo Sababtay inaan loosoo xagaa bixin Dalka iyagoo Dalka soo galin jiray dhaqaale aad ubadan,kuwaasoo ay ucuntami wayday lacagta laqa qaadayo oo aan marna madaxaagu qadayn iyadoo layska samaystay Juwano Sharci daro ah kuwaasoo 31 ka doolar lagag qaado muwaadiniinta,markaad sii socoto iyo markaad soo socoto,taasina waxay ka hor imanaysaa qawaaniinta Cshuurta lagu qaado,Guntii iyo Gabagabadii waxay Dadka ku dhaqan lawyacado Baaq udirayaan wasiirada Maaliyada oo ay ugu baaqayaan inay waxka qabato arintan uu Caadaystay Maamulaha kastamka lawyacado oo ah nin Caadifi ah oo aad Moodo inmeel kale laga xukumo.

WARIYE MUUSE XUSEEN XASAN