Madaxweynaha jamhuuuriyada somaliland mudane Ahmed mahamed mahamoud siilaanyo oo hogaaminaya wafti balaadhan ayaa maanta u kicitimay dalka imaaraadka carabta oo ay waftigu ka heleen martiqaad rasmi ah.
safarkan madaxwaynanaha oo qaadandoona dhawr todobaad waxa uu madaxweynuhu xog ka siiyay saxaafada ujeedada socdaalkooda isaga oo sheegay inta ay joogan imaaraadka in ay kawada hadli doonaan sidii labada dal ay u xoojin lahaayeen cilaaqoodkoda iyo wada shaqayntii walaalnimo ee ay hore ulahaayeen,
xubnaha ku wehelinayay madaxweynaha wafttiga waxaa ka mid ahaa.\
- wasiirka madaxtooyaada xirsi cali xaaji xasan
- xoogyaha gaarka ah ee madaxweynaha cali ahmed cali
- wasiirka A. gudaha cali mahed warancade
- wasiirka W. biyaha Baashe cali jaamac
- wasiirku xigeenka caafimaadka xasan daahit dhinbiil
- xoghaynta gaarka ah ee marwada madaxwaynaha sabaax cali diiriye
