Born:(Waxsansheegnews)-Haweeney 65-sano jir Macalimad Iskuul ah una dhalatay dalka Germany ayaa waxa ay qaaday uur taas oo ugu dambeeyntii dhashay 4 caruur ah oo caafimaad qaba waxeeyna haweeneeydaan ka yaabsatay inta badan Saxaafada Dunida .
Haweeneydaan oo lagu magacaabo Annegret Raunigk waxay iminka jiiftaa Isbitaal ku yaal magaalada Berlin ee caasimada dalka Germany waxaana wali ku sii qul qulayo Isbitaalka Wariyaal ka kala socda warbaahinta Caalamka kuwaas oo ka qaadaya warysiyo kala duwan oo Qarash ay ku siinayaan Mss.Annegret Raunigk .
Tags
ARIMAHA BULSHADA

