Waxaan Leenahay Dalku Khilaaf Uma Baahna Tartan Doorasho Hala Galo Kulmiye Gudihiisa Kiisoo Baxana Hala Taageero,Waxba Yaan Qabaa,ilka La Wareerinin;Sh Aadansiiro.
HARGAYSA(Arabsiyoweb) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) Oo kamida Culimada Waawayn Ee Dalka islamrkaana marwalba ka hadla waaqica jira iyo xaalada uu dalku marayo ayaa fariin adag u diray hogaanka xisbiga kulmiye isagoo ugu baaqay in aanay bulshada lajawareerin loona baahan yahay in lagalo tartan doorasho oo kulmiye dhexdiisa ah kiisoo baxana hala taageero, qoloda kumiye waxaan leeyahay dadka kama nasiib badnidin boqolaal waxaa jira naftooda u soo huray dalkan oo maanta carurtoodii gidaarada jiibto
Tags
NEWS