Gabiley(Arabsiyoweb)Qaarkamida Maayerada dalka oo maanta Kulan ku yeeshay Dagmada Gabilay,Kulankan oo Daarnaa Mashruuca GBLG ee ay Gabilayna kamidka tahay,Waxaana kasoo qaybgalay,Maayerka Gobolka Saaxil,Maayerka gobolka awdal,iyo maaerka Maayerka Oodwayne,Maayerka Gabilay,Kulankan oo ka qabsoomay Guriga martida ee Gobolka gabilay,Waxaana kalsoo qaybgalay,Agaasimayaasha Caafimaadka Arimaha gudaha,iyo saraakiil ka socday X iyo Saraakiisha GBLG, Gudida Farsamo ee Maamul daadajinta, badhasaabka gobolka gabilay,Waxaana ugu horay halkaa ka hdlay oo Agaasimaha guud ee wasaarada Arimaha gudaha waxaana kamid ahaa hadalkiisa,waxyaabahay aanu ka hadlayno waxaa kamid ahaa inlasameeyo sidii loo hormarin lahaa dagmooyinka kale ee dalka,Waxaa kaloo halkaa ka hadlay maayerka Gobolka awdal,waxaana kamid ahaa hadaladiisii in maanta loo joogo sidii uu agaasimuhu sheegay in 45 cishaba uu mar qabsoomayo,taasoo ku saabsan sidii loo hormarin lahaa dagmooyinka iyadoo laysla soo qaado wixii laysla fahmay iyo wixii aan laysla fahminba,waxa kaloo halkaa ka hadlay Maayerka Gobolka gabilay Maxamed amiin cumar cabdi,waxaana kamid ahaa hadalaysii,Dagmada gabilay kusoo dhawaada Waxaanu ku faraxsanahay in kulankii caadiga ahaa ee Gudida Farsamee Maamul daadajintu ay 45 cishaba Maalin ay qabsan jireenay uu maanta ka furmo gabilay, oo anagu gablay ahaan aanu marti galino,Runtii farxad ayay noo tahay waananu kamahad celinaynaa hawshaasi,marlabaadka Alxamdulilah,Anagoo kamid ah Dagmooyinka ay kasocoto maamul daadajintu,oo qaybta deegaanku anaga iyo Burco,Qaybka nahay,Runtiina aanu Caafimaadka iyo waxbarashada Waxka qaban doono,Guntii iyo gabagabdii waxsoo afmeeray Badhasaabka Gobolka Gabilay,Waxaana Kamid ahaa hjadaladiisii,Runtii sharaf ayay Noo tahay in maanta Gabilay lagu qabto,Habka maamul daadajinta iyadoo laga qaadayo Caasimada Gobolka ilaa dagmooyinka Waanu ku faraxsanahay kuna soo dhawaada Xarunta Gobolka gabilay,
Wariye Muuse xuseen xasan
Gobolka Gabilay
Tags
NEWS