HARGAYSA(Arabsiyoweb) Waxaa habeenkii xalay ahaa magaalada hargeisa ka dhacday dhacdo nadir ku ah magaalada hargeisa iyo dunidaba oo aqal galkoodu ahaa wiil iyo gabadh dunida iska calmaday oo da doodu tahay 11 jir iyo sadex iyo toban jir oo ay hore iskugu diideen dadkii ay kaso kala jeedeen laakiinse markii danbe ay isku meherisay maxkamada degmada hargaysa
dhacdadan ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay aad looga hadal hayay meelaha ay bulshadu ku kulanto,
Tags
NEWS