DAAWO: DHAQAALAYAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO TOOSH DHARAAR KAGA DHIGAY MUSUQ-MAASUQA BAAHSAN EE AY XUKUMADA SILAANYO KU TALAABSATEY IYO CIIDAMADA AY XUKUUMADU GAYSAY MAGAALADA SHEEKH.




Daawo: Jamaal Cali Xuseen Oo Daaha ka feyday Musuq-Maasuqa Baahsan Ee ay Xukumada Silaanyo ku Talaabsatey Iyo Ciidamada Ay Xukuumadu Gaysay Magaalada Sheekh.


Hargeysa(Arabsiyoweb)Daawo Muqaalka Musharaxa Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen oo Shacabka Somaliland u Iftiimiyey Adeegyadii ay Qaban jireen Dawladihii u kale Dambeyey Somaliland in Xukuumada Madaxweyne Silaanyo ay Qandaraas Naas-nuujin ah u Siisay Dad ay Xidhiidh Dhow la leeyihiin, Waxaanu Musharax Jamaal Tilmaamey ,In Basaaboorkii Dawladu ay Soo Daabici Jirtay,




Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post