WASIIRKA BEERAHA AYAA MAANTA KULAN LA QAAtAY MAAYERKA DAGMADA GABILEY,IYO XILDHIBAANADA

Wasiirka Beeraha Soomaaliland DR Maxamed Aw Daahir ayaa kulan Maanta la qaatay Maayerka,badhasaabka iyo Xildhibaanada Golaha deegaanka Ee gabilay,Waxaanu kulankaasi daarnaa waxsoosaarkii oo hoos udhacay iyo Sidii korloogu qaadi lahaa,waxaana ugu horayn halkaa ka hadlay,Maayerka Dagmada Gabilay Amiin Cumar cabdi,waxaana hadalkiisa kamid
ahaa,waxa maanta nala jooga Wasiirkii Beeraha oo aanu kusoo dhawaynay Xaruntii Golaha deegaanka anagoo kawada tashanayna Sidii tayada waxsoosaarka loogu koe qaadi lahaa,waxa kaloo halkaa ka hadlay badhasaab ku xigeenka Gobolka Gabilay Cali Cabdi C/laahi cali case,waxaana kamid ahaa hadalkiisa,Runtii Maanta hadaynaan usare joogsan Sidii aynu ugu istaagi lahayn sidii danyarteena loola dadaali,isagoo ilaahay kabaryay inuu naxariistiisa inoo shubo,Guntii iyo gabagabdii waxsoo AfmeerayWasiirka wasaarada beeraha Soomaaliland Dr maxamed daahir,waxaana kamid ahaa hadalkiisa aadbaan ugu faraxsanahay inaanu maanta kulan layeelanayno masuuliyiintii loosoo doortay gobolka,inay waxnagala qabtaan Xaga waxsoosaarka dalaga beeraheena 

wariye Muuse xuseen xasan



Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post