BAASBOORKII IYO CARDKII SOMALILAND OO ISKHILAAFAY IYO DHIBAATADA SHACABKA KA HAYSATA+WARANCADE OO ISKA INDHA TIRAYA



Hargeisa(Arabsiyoweb) waxaa baryahanba jiray dhibaato ka soo baxday in baasaaboorkii iyo cardkii dhalashada ee somaliland ay ku kala duwanaadeed taariikhda dhalashada ee ku kala qoran labadan document ee cardka iyo passportka. dhibaatadaas oo uu abuuray xafiiska immigrationka ee passportka laga bixiyo.safaarada ethiopea oo inta badan fiisaysa passportka somaliland ayaa waxay baryahan danbe dadka waydiinaysay id cardka sida caalamiga  ahna viisaha waxaa lagu qaataa passportka halka id cardku uu dalka gudihiisa muhiim ka yahay oo loogu talo galay in dalka gudihiisa lagu isticmaalo taasina ay bahdilaad ku tahaya shacabkeena.
wasiirka arrimaha gudaha oo arrintan ka masuul ahaa oo ay ahayd inuu ama kaadhka dadka ubadalo ama passporka loo badallo ayaa wax goaana oo uu ka soo saaaray aanay jirin, sida la sheegayna warqad uu xaffiiskiisa ku soo dhajiya ku sheegay inaan cardka labadalayn.

SI kastaba arrintu ha ahaatee waxaa rmasuuuliyad darro  wayn oo uu wasiir warancade kula kacay shacabka taagta daran ee muraado kala duwan ugu safrayay dalka ethiopea, Taasina waxay markhaati ka tahay sida shacabkan cid umaqaniba aanay jirin.


a

Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post