Hargeisa (arabsiyoweb)Afarta fanaan ee ka tirsan xiddigaha geeska Nimcaan Hillaac Xamda Queen, Maxamed Axmed Bakaal iyo Cabdiraxman Caydiid Cabdi, oo boliiska Somaliland ka qabteen axaddii gegida dayuuradaha ee Hargeysa iyagoo markaasi fanaaniintaasi ka soo laabtay magaalada muqdisho , ayaa maanta markii ugu horeysay la horkeenay maxkamadda gobolka ee Hargeysa.