DAAWO;WASIIRO XUKUUMADA SOMALILAND KAMIDA OO SHEEGAY IN DEG DEG LOO WAREEJINAYO HAAMAHA SHIDAALKA BERBERA IYO FARIINTA AY UDIREEN CIDII KA HADASHA.

DAAWO;Wasiiro Xukuumada Somaliland kamida  Oo Sheegay In  Deg Deg Loo Wareejinayo Haamaha Shidaalka Berbera Iyo Fariinta Ay Udireen Cidii Ka Hadasha.
Wasiirkuxigeenka warshadaha iyo wasiirkuxigeenka xanaanada xoolaha ayaa shir jaraaid oo ay maanta qabeen kaga hadlay arinta haamaha shidaal isagoo sheegay in cidii ka hadasha sharciga la marindoono.

Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post